25/11/09 (B526) Point de vue. A lire et à écouter une interview de M. Houssein Djama Handoleh en langue Somali. Cette interview a été réalisée par la Radio Kulanka -Canada et est disponible sur son site WEB. (Info lecteur)

____________________1 – Présentation en Français par notre lecteur

Monsieur Houssein Djama Handoleh(*) a donné cette interview à Radio Kulanka le 24 novembre 2009.

Dans son intervention en langue Soamli, il commence en expliquant :

  • qu’Ahmed Ibrahim est un ancien Ambassadeur de Djibouti en France et qu’il fut candidat lors des élections présidentielles de 1993.
  • que c’est quelqu’un de très respectable qui jouit d’une bonne réputation dans le pays.

M Handoleh poursuit ensuite en faisant remarquer qu’à partir du moment où M Ahmed Ibrahim aura accepté sa nomination (arbitraire ?) à la tête du Conseil constitutionnel, il n’aura d’autre choix que de valider la modification constitutionnnelle qui permettra à IOG de briguer un troisième mandat.

En acceptant, il entâcherait non seulement son nom mais surtout il sacrifierait l’intérêt général de la Nation au profit des intérêts personnels du groupe au pouvoir

Il conclut en disant que l’acceptation de ce poste par M Ahmed Ibrahim serait fort régrettable, mais que jusqu’à preuve du contraire, il a toujours confiance en lui et qu’il espère qu’il renoncera à ce poste, qui ne représente qu’une forme de chantage. "M. Ibrahim est trop patriote pour se prêter à ce jeu pervers !!". M. Handoleh termine en lançant une alerte : "Si Guelleh brigue un troisième mandat, les risque d’une guerre civile à Djibouti ne sont pas négligeables"

_____________________________________
*M. Houssein Djama Hadoleh est non seulement l’un des membres influents de la diaspora djiboutienne, mais il est aussi le porte-parole de l’opposition djiboutienne pour l’Amérique du nord. (Note de notre lecteur)

__________________________ 2 – A écouter ou à télécharger

1°) Ecouter en format WMA (Windows Media Player)

2°) Télécharger au format MP3

Lien (env. 8 Mo)

______________________________ 3 – Article en Somali

11/24/2009) Axmad Ibraahim jagoogin badan ayuu Jabuuti ka soo qabtay isaga oo noqday safiir marna jagada madaxtooyada isku soo sharaxay. Waa shaqsi dalka dami ka galin laakiin maanta la rabo in magaciisa la isticmaalo si loo burburiyo dastuurka dalka.

Ambassador Axmad Ibraahim oo dhawaan madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele u magacaaay jagada gudoomiyaha maxkamada dastuurka. Shabakada kulanka.com ayaa arintaa ka waraysatay afhayeenka Isbahaysiga Isbadilka iyo harawmarka xeebta (IIHX) mudane Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Candoole.

Xuseen Cabdiraxmaan waxa uu ku tilmaamay magacaabida ambassador Axmad Ibraahim mid qabiil lagu soo xulay. Mudooyinkani dambe siyaasada Jabuuti waxa ay noqotay mid qabiil ku dhisan. Xuseen oo hadalka sii wada waxa uu sheegay in madaxweyne Ismaaciil Cumar hada u dhiibay jagooyinka muhiinka xigtadiisa isaga oo aaminiwaayay dad kale.

Danta gaarga ah ee madaxweyne Ismaaciil Cumar ka leeyahay magacaabida Ambassador Axmad Ibraahim waa si u sharciyeeyo madaxtooyada. Ismaaciil Cumar u noqdo madaxweyne xilka ka dagin.

Xuseen waxa uu sheegay in wakhtigii sharciga lagu tumanayay dhamaaday, madaxweyne Ismaaciil Cumar fahmo halista ay leedahay xukunka oo xoog lagu haysto.

Wariye Maxamad Xuseen waxa uu waydiiyay Xuseen Cabdiraxmaan isku dhac ka imam kara madaxweyne Ismaaciil oo xilka ku dhaga iyo shacabka oo arintaa ka soo horjeesta. Xuseen waxa uu Ale ka baryay in dhibaato Jabuuti ka dhicin. Jabuuti maanta burbur uma baahna ayuu yidhi.

Xuseen waxa uu sheegay in mucaaradku hub laqaato ku dagdagayn rabaana Isbadil dhaca iyada oo dagaal dhicin. Hubka waxa laqaadan hadii laga maarmiwaayo.

Xuseen waxa uu ku soo gaba gabeeyay in ummada Jabuuti kacday xaqeegana raadinayso meel kaste ka halgamayso isbadilkuna dhawyahay.