11/07/10 (B560) Balbala Reyaleh, qui se définit comme membre d’un parti d’opposition, nous adresse cette contribution, en Français et en Somali.

__________________________ 1 – Appel en Français
(Traduction de l’auteur)

J’invite tous les intellectuels et tous ceux qui s’intéressent aux Droits de l’Homme à se pencher sur la situation précaire et catastrophique qu’endurent les populations djiboutiennes.

L’histoire nous raconte le sort de centaines de martyrs qui ont sacrifié leurs vies pour une vie meilleure, libre de toute oppression, fondée sur les principes de la democratie et de la justice pour leur enfants.

Ces principes fondamentaux et les rêves de nos martyrs ont eté intégralement accaparés par une minorité de personnes dont le nombre est estimé à moins de 20% de la population.

Le reste de la popultaion vit dans des conditions jugées très alarmantes et tres mauvaises.

En raison de ces privations, dont la majorité de la popoulation djiboutienne est victime, je lance un appel aux intellectuels, aux religieux pour qu’ils s’investissent afin d’aider ces milliers de personnes deprimés.

Il faut organiser de grandes manifestations afin de luter contre ce régime dictatorial, dirigé par un certain Guelleh.

Le système Guelléen est un système dépourvu de la moindre pitié. Il est fondé sur la corruption sans limite et il fait appel à toutes les méthodes mafieuses pour s’enrichir sur le dos de la population, qui vit un calvaire sans espoir d’amélioration.

La population n’a plus d’espoir. Elle est condamnée à la patience et elle n’espère plus qu’une chose : que nous agissions concrétement pour venir à son secours.

C’est pourquoi, j’invite toutes celles et tous ceux, qui veulent s’investir pour lui porter assistance, à rejoindre notre mobilisation humanitaire.

Je m’adresse plus précisement aux opposants djiboutiennes en leur disant que le moment est venu et qu’on doit changer de tactique puisque aucune élection libre et juste n’aura lieu à Djibouti, sous Guelleh.

Nous devons aller de l’avant

Balbala Reyale

_______________ 2 – Original en Somali

Belbela Reyale : Xubin mucaarada

Marwoyin iyo mudanyaal

Waxaan u jeedineyna Aqooyahan, Culumaada iyo Wax gaaradka kaale in aad ka damqataan dhibta faqri ee heeysato dadweynaha ,waxaa aad ogataan sido kale in ay xornimada ay uu so dhinteen geesiyaal aad uu tiiro badan, taas kaama ay dhigneyn in ay dad aad uu tiirayar oo anaka naga mid ah ay macaanka xoriyadeed ku nooladaan ,halka ay dadweynihi kale 80% laa ildaaran yihiin goolongol,dadweynaha dhibta baaxadaleh ay heysaato, ayna jiirin wax raajo ah oo u sossocota ,sida awgeed waxaa ay ila taahey in lagadhey waqtigi culuma’udinka, wax gaaradka iyo qofkaste oo awood uu leh abaabul dadweyne, in ay ku baararujiyaan dadweynaha ia abaabul ka dhan ah 20%ka uu madaxaa kaa yaahey Geele sii looga riixo taalada dalka.

Sido kale 20%kan ee uu madaxa kaa yaahey madaxweyne Geele waxaa aay culeeys baadan ku hayaan dadka ay is heeyb wadagaan dadka Djibouti ee ku dhaqaan geeska Afrika ,sido kale mahmaah somaliyeed ayaa tidhahdo taalo ninle ayaa uu dhaqdhaqaaqo dadka kaalena weey uu irkiyaan, haddi aan dadweynow waxaa aan xaq uu leenahey aan waadajir ugu dhaqdhaqaaqi weeyno eebe(ALLE) malaa’iig noso daajin-maayo naaga qabaato taaliska urusaadey hantidid dadweynaha amma 20%ka uu madaxa uu yaahey geele, ee ku urursataa hantida dadweynaha waxyabaha qandaraska loyaqaan amma ku bixiisa hantida daweynaha amaanta

Sido kaale waxaa aan u jeedinaya mucaaradka, waa in aad ogataan in ay wax doorasho xalaala ay kaa surto gaali doonin Djibouti waa inaan xeeldakaale aan isticmaalno ,waxa aad heeyasataan fursaado aad uu badlaadhan oo dadweyne iyo mid dhaqaale sida awgeed waa inaad ka faaideysano waqtiga aan hadda joogno .

Waxa aan u sheegeyna dadweynaha ; dadweynow hoos uu nunaas,Yumbudhka calaacal, Oohin iyo Dharxanta gaajo ee indhihiina saaran, maamulka Geele waa ogyaahey, danse kamaale

Eebe ayaa mahadle

Balbala Reyaleh

03/07/10 (B559) Balbala Reyalleh nous adresse le compte-rendu, en nous demandant de le publier du rassemblement à Bruxelles, le 26 juin devant la Commission européenne. (Compte-rendu en Anglais + un texte en langue Somali)

Noisy protest in Brussel against a third term Djiboutian President Ismael Omar Guelleh

Despite the menu cannicule with a thermometer displaying more than 28 degrees, Djibouti, Africa and Djibouti are the friends who flocked to manifest this June 26, 2010 between 11:30 and 13:30, before the local housing services of the European commission in Brussels, cons The third presidential term that intends to run for the head of state of Djibouti, in April 2011.

The demonstrators from all over Belgium, france, Great Britain etc.. Chanted for two hours slogans against the third term Guelleh, « the presidency for life » that prepares it. It also condemned acts of torture and abuse of civilian populations

This is the first time, a manifestation of this magnitude brings together supporters of political parties, the resistance of diaspora associations and labor movements opposed to all third mandate Guelleh and all in favor of unity opposition.

In solidarity with the people of Djibouti supporter of the struggle against the regime of Guelleh, several activists in Cameroon, Belgium and Africa participated in this event.

___________________________ RBC Radio

Mucaaradka Jabuuti oo Ka Hadlay Isa Sharixida 3aad ee

Madaxweyne Geelle (Dhageyso)

Brussels (RBC) Ururada mucaaradka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa si kulul u cambaareeyey isa soo sharixida 3aad ee madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Ururada mucaaradka Jabuuti ayaa dibad bax ballaaran oo looga soo horjeedo in waqti saddexaad uu isa soo sharaxo madaxweyne Geelle ka dhigay dhowr wadan oo ka tirsan qaarada Europe.

Mudaharaadyadaasi kii ugu ballaarnaa ayaa ka dhacay iridka hore ee xarunta looga arimiyo Midowga Europe (EU) oo ku yaalla magaalada Brussels ee dalka Belgium.

Haddaba wareysi ku saabsan dibad baxyadaasi waxaa RBC Radio uu la yeeshay Axmed Reyaale oo ka mid ah ragga hormuudka ka ah dhaqdhaqaaqyada mucaaradka Jabuuti ee ku nool qaarada Europe.
AMA

Waxaa sidoo kale jaaliyada Jabuuti ee dibadaha ku nool ay ka qeybgaleen munaasabado waaweyn oo lagu xusayo maalinta 27-ka June oo ah maalinta xorriyada Jamhuuriyada Jabuuti tasoo wareysigana qeyb ka ah.

Ururada mucaaradka waxay dhinaca kale soo dhoweeyeen tallaabada lagu heshiisiinayo Jabuuti iyo Eritrea oo uu ka dhexeeyo dagaal ku saabsan lahaanshaha dhul ku yaalla degaanka lagu muransan yahay ee xuduuda Ras Dumeyra.