23/09/09 (B517) Radio-Trottoir / Flash Info en forme de Slogans. (Somalie / lecteur)

1. Espoir ou Apocalypse pour les Peuples de la Corne d’Afrique ?

2. Le successeur de Bush terrorise, farfouille et sème la peur et la rancune dans sa propre Région d’Origine !

3. Amisson va-t-elle aggraver les crimes de guerre, les crimes de génocide, les crimes contre l’Humanité entamés par les Forces d’Occupation d’Addis Abeba en Somalie et en Ogaden ?

Un Conseil : il ne faut rien attendre de la Mafia internationale de la « Société » des Nations Unies

Un Réfugié qui a perdu toute sa famille.

____________________
Suivi par le site de la BBC en Somali:

Kenya oo dhaliishay weerarkii US ee Soomaaliya

Moses Wetangula

Wasiirka arrimaha dibedda Kenya, Moses Wetangula, ayaa dhaleeceeyay weerarkii todobaadkii hore ay ciidamada Maraykanka ka gaysteen gudaha dalka Soomaaliya.

Weerarkaas ayaa lagu dilay nin looga shakisnaa in uu xubin sare ka yahay ururka Al-Qaeda.

Mr Wetangula, ayaa u sheegay wakaaladda wararka Reuters in uusan ku qancin in Maraykana uu ku dhaqaaqo howlgal gobolka uu ka fulinayo iyadoo aan wax war ah laga hayn ama uusan iskaashi ka samaynin.

Wuxuu sheegay in tallaabo gooni isu taag nooca dhaqanka rangers-ka ah sida uu hadalka u yiri, ay horay dhowr jeer u guuldaraysteen in lagu gaaro hadafyada laga leeyahay.

Ninka weerarkaas lagu dilay, Saleh Cali Saleh Nabhan oo u dhashay dalka Kenya, waxaa Maraykanku uu u doonayay weeraro bomb oo lagu qaaday hotel ku yaalla dalka Kenya sanadkii 2002-da.