02/12/10 (B580) A Reyale nous demande de mettre en ligne sa dernière intervention en langue Somali.

Nous publions cette interview à la demande express d’A. Reyale qui a joint une courte traduction en Français, réalisée sous sa responsabilité.

Ahmed Reyale nous dit « qu’il s’exprime sur la conférence de l’opposition qui s’est tenue à Londres, puis sur le discours que le Président Guelleh a prononcé le jour de l’Aïd et dans lequele il a attaqué fermement l’opposition djiboutienne.

La conference de Londres a été l’occasion de réunir toutes les composantes de l’oppoition djiboutienne, pour mobiliser la diaspora et s’opposer à la possibilité d’une situtation dramatique pour le pays.

Le discours du Président Guelleh visait particulièrement les opposants djiboutiens et c’était un tissus de mensonges. Le but, dans les faits, était d’adresser un message pour rassurer la communauté internationale. »

04/04/10 (B545) Ahmed Reyale, dans une nouvelle interview à la presse en langue Somali, déclare qu’une tentative de modification de la constitution constituerait un risque majeur pour la paix et la sécurité intérieure de Djibouti. (A lire et à écouter – Info lecteur)

___________ 1 – Résumé en Français, proposé par notre informateur

Dans l’interview, Ahmed Reyale déclare que si le gouvernement actuel en place s’avisait de changer la constitution nationale, la situation de paix du pays serait gravement mise en danger.

En réponse à la question du journaliste qui lui demandait « les raisons pour lesquelles le peuple djiboutien ne s’opposait pas à ce projet ? », Ahmed Reyale explique que le peuple djiboutien vit sous la peur de la répression et qu’il ne dispose pas de la liberte d’expression, prévue par toutes les conventions internationale.

Cela ne doit pas occulter le fait que 80% des citoyens djiboutiens s’opposent à toutes les modifications de la Constitution.

Le journaliste lui a demandé ce qui arriverait au cas où la constitution serait modifiée contre la volonté populaire.
Il a repondu qu’une riposte adaptée était envisagée mais qu’elle sera annoncée le moment venu.

____________ 2 – Ecouter l’interview

 

____________ 3 – Texte en langue Somali

Mucaaradka Jabuuti oo ka hadlay Doorashada 2011-ka ka dhacaysa Jabuuti

Doorashooyinka madaxtinimada wadanka Jabuuti ayaa waxay ka dhici doontaa dalkaasi Horaanta sannadka soo socda ee 2011 waxaana soo baxaya mucaarad xoogan oo ay kaga soo horjeedaan Qurbajoogta Reer jabuuti ee Caalamka iyo Axsaabta mumcaradka kuwaasi oo madaxweynaha lu eedeynaya inuu doonayo inuu dastuurka wax ka badelo.

Axmed Rayaale Buux oo ah Afhayeenka Xubnaha Mucaaradka Jabuuti ayaa isaga oo ku sugan wadanka Belgium ay xidhidhey warbaahinta Caalamiga ah ee SBC waxaana uu sheegay inaysan raali ka ahayn shacabka Jabuuti wax ka badel lagu sameeyo dastuurka dalkaasi taasi oo uu haatan qorsheeda wado Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismacil Cumar Geele

Rayaale waxaa uu sheegay in Dastuurka Dalka Jabuuti uu dhigayo in madaxweynaha uu isa soo taagi karo 2 jeer wixii ka badan uusan dhigeyn Dastuurka dalkaasi waxaana uu ku eedyay Ismaacil Cumar Geele mid Xilligan wada Qorshe wax ka badal oo ku aadan Dastuurka iyo doorashada taasi oo uu doonayo in mar sadexaad uu jagadasi isku soo taago sida uu hadal uu u dhigay.

Axmed Rayaale oo aanu weydiinay Bacdamaa dadka dalkaasi ay Doorashada Codkooda ka dhiibtaan sababta ay arintaasi iga hor iman waayeen ayaa waxaa uu sheegay Mr.Rayaale in shacabka Jabuuti ay yihiin kuwo la cabsi geliyay islamarkaasina aan awoodin inay ka hadlaan wixii dani ugu jirto.

Mr.Rayale waxa uu sheegay in dalka Jabuuti uusan ka jirin Dimuquraadiyad xitaa boqoliiba hal sida uu hadalka u dhigay waxaana uu sheegay inay yihiin dadka jabuuti dad awood loo sheegtay.

Mar aanu weydiinay Afhayeen Xubnaha mucaaradka Rayaale Waxa u qorsheysan inay ka qabtaan hadii talaabadaasi uu qaado Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele waxaa uu sheegay inay arintaasi ka soo horjeedaan islamarkaasina ay shacabka Dalkaasi ugu baaqayan inay arintaaasi ka soo horjeestaan DIbad baxyana dhigaaan si ay u muujiyaan Dareenkooda ku aadan Maamulka Haatan ee Jabuuti.

Xisbiyo mucaarad ah oo dhowr ah kuwaasi oo ka dhisan qaarada Yurub ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waday Qorshayaal ay kaga soo horjeedaan taalada Maamulka Talada Jabuuti ee wax ka badalka dastuurka dalkaasi waxaana ay sheegeen inay doonayaan inay dalkaasi ka saran dhibaatoyinka ka jira.

Masuulkan ah afhayeenka Ururada Mucaaradka Jabuuti oo ku sugan Builgem ayaa waxaa uu sidoo kale Ku eedyay Madaxweynaha Jabuuti mid xilligaan khatar gelinaya Xaalada Dalkaaasi hadii aan laga wareejin Xilka madaxtinimada wadanka Jabuuti waxaana uu sheegay inay Tahay Mid ay ka soo horjeedaan.

Ugu danbeyn Axmed Rayaale Buux afhayeenka Mucaaradka Jabuuti waxaa uu ugu baaqay shacabka Jabuuti inay arintaasi ka muujiyaan dareenkooda isaga oo sheegay inuusan dalka tegi Karin bacdamaa Qaar ka mid ah asxaabtiisa lagu xiray gudaha wadankaaasi oo uu sheegay inay ka jirto awood u sheegasho uu wado madaxweyna Ismaaciil Cumar geele Sida uu hadalka u dhigay Afhayeenka.

17/01/10 (B534) A écouter et/ou à télécharger. Ahmed Reyale nous propose de diffuser une interview qu’il a donnée sur RBC (Radio du Puntland). N’ayant pas de traducteur de Somali au sein de l’équipe, nous joignons la synthèse qu’il nous a adressée, sous sa responsabilité, en Français et la présentation en Somali sur le site de RBC radio.

1°) A écouter en WMA (Windows Media Player)


2°) A télécharger en MP3 (8 Mo env.)

Lien

__________________ 1 – Traduction proposée par l’auteur
Je lance un appel à solonnel à toutes les Djiboutiennes et à tous les Djiboutiens pour qu’ils prennent conscience du drame qui se prépare. Le régime en place tente de passer en force en violant notre Constitution au nez et à la barbe du Peuple djiboutien.

Une attitude condamnable de cette envergurre doit être combattue avec la plus grande vigueur.

Les conséquences d’une telle opération seront à coup sur désastreuses pour le Peuple djiboutien qui n’a pas été consulté. Ce procédé n’engendrera que guerre civile et souffrance qui constitueront inévitablement un fardeau sans mesure commune pour toutes les populations.

La seule et unique solution réside dans la responsabilité de chacun d’entre nous pour éviter la situation désastreuse en préparation. Pour celà, il est vital que les Djiboutiennes et Djiboutiens prennent la mesure de la situation pour dire Non.

Dans ces moments troubles que vit notre pays, nous devons répondre à l’appel patriotique par l’unité et le choix de l’Intérêt général.

NON à la tragédie qui s’annonce. NON à l’injustice programmée et surtout

NON à la violation de la Constitution qui est si chère au coeur du Peuple djiboutien.

Ahmed Reyale

_________________________ 2 – Extrait de RBC (Puntland)

Lien avec l’article : http://www.raxanreeb.com/?p=31549

Ururada Mucaaradka Djibouti oo Dadka Reer Djibouti Baaq u Diray (Dhageyso Wareysi)

Berlin-Germany, (RBC Radio) Ururada Mucaaradka ee dalka Jamhuuriyada Djibouti ayaa ugu baaqay dadka reer Djibouti inay u midoobaan sidii ay uga hortegi lahaayeen xukunka qalafsan ee dowlada Djibouti ay ku heyso shacabka.

Ururada mucaaradka Djibouti ayaa baaqaasi soo saaray ka dib shir ay ku yeesheen magaalada Brussels ee dalka Belgiumka, kulankaasi oo ay ka qeybgaleen ururo iyo xisbiyo ay ka mid yihiin FRUD, ARD, MRD, CDD, FDP iyo ururo bulsho oo reer Djibouti ah.

Wareysi ay RBC Radio la yeelatey Axmed Reyaale oo ka tirsan ururada baaqa soo saaray isla markaana qaabilsan dhinaca warbaahinta ayuu arimahaasi kaga hadlay.

Wareysiga waxaa uu Axmed Reyaale ku sheegay in ay isa soo tarayaan dhibaatooyinka ay xukuumada Ismaaciil Cumar Geelle ku heyso shacabka ku nool Jamhuuriyada Djibouti iyadoo uu dhinaca kale sii badanayo dareenka ay dadka kaga horimaanayaan dhibaatada lagu hayo.

Waxaa uu sidoo kale ka hadlay mudaaharaadyo dhowaan laga hor dhigay safaarada Djibouti ee Paris oo lagu diidanaa kali talisnimada xukuumada Ismaaciil Cumar Geelle. Waxaa uu Axmed Reyaale ugu baaqay in dadku ay noqdaan kuwo mid ah oo si wadajir ah uga hor yimaada xadgudubyada ay u geysato xukuumada oo isugu jira kuwo kala duwan.

Dhinaca kale waxaa uu Axmed Reyaale dadka reer Djibouti inay ka fogaadaan waxa uu ku tilmaamay arimo xasaasi ah oo ka jira geeska Afrika, isagoo sheegay in dadka reer Djibouti loogu gacan haatinayo dagaalo sokeeye.

Wareysiga oo dhameystiran ka dhageyso isla warbixintan dhexdheeda.