03/07/10 (B559) Balbala Reyalleh nous adresse le compte-rendu, en nous demandant de le publier du rassemblement à Bruxelles, le 26 juin devant la Commission européenne. (Compte-rendu en Anglais + un texte en langue Somali)

Noisy protest in Brussel against a third term Djiboutian President Ismael Omar Guelleh

Despite the menu cannicule with a thermometer displaying more than 28 degrees, Djibouti, Africa and Djibouti are the friends who flocked to manifest this June 26, 2010 between 11:30 and 13:30, before the local housing services of the European commission in Brussels, cons The third presidential term that intends to run for the head of state of Djibouti, in April 2011.

The demonstrators from all over Belgium, france, Great Britain etc.. Chanted for two hours slogans against the third term Guelleh, « the presidency for life » that prepares it. It also condemned acts of torture and abuse of civilian populations

This is the first time, a manifestation of this magnitude brings together supporters of political parties, the resistance of diaspora associations and labor movements opposed to all third mandate Guelleh and all in favor of unity opposition.

In solidarity with the people of Djibouti supporter of the struggle against the regime of Guelleh, several activists in Cameroon, Belgium and Africa participated in this event.

___________________________ RBC Radio

Mucaaradka Jabuuti oo Ka Hadlay Isa Sharixida 3aad ee

Madaxweyne Geelle (Dhageyso)

Brussels (RBC) Ururada mucaaradka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa si kulul u cambaareeyey isa soo sharixida 3aad ee madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Ururada mucaaradka Jabuuti ayaa dibad bax ballaaran oo looga soo horjeedo in waqti saddexaad uu isa soo sharaxo madaxweyne Geelle ka dhigay dhowr wadan oo ka tirsan qaarada Europe.

Mudaharaadyadaasi kii ugu ballaarnaa ayaa ka dhacay iridka hore ee xarunta looga arimiyo Midowga Europe (EU) oo ku yaalla magaalada Brussels ee dalka Belgium.

Haddaba wareysi ku saabsan dibad baxyadaasi waxaa RBC Radio uu la yeeshay Axmed Reyaale oo ka mid ah ragga hormuudka ka ah dhaqdhaqaaqyada mucaaradka Jabuuti ee ku nool qaarada Europe.
AMA

Waxaa sidoo kale jaaliyada Jabuuti ee dibadaha ku nool ay ka qeybgaleen munaasabado waaweyn oo lagu xusayo maalinta 27-ka June oo ah maalinta xorriyada Jamhuuriyada Jabuuti tasoo wareysigana qeyb ka ah.

Ururada mucaaradka waxay dhinaca kale soo dhoweeyeen tallaabada lagu heshiisiinayo Jabuuti iyo Eritrea oo uu ka dhexeeyo dagaal ku saabsan lahaanshaha dhul ku yaalla degaanka lagu muransan yahay ee xuduuda Ras Dumeyra.