12/01/2012 (B638) : LDDH / Qui a bombardé dimanche dernier une Mosquée à Mogadiscio : les forces tueuses de Djibouti sous les ordres d’Amison ? (Français et Somali)


Le Président

DIFFUSION D’INFORMATION DU 12 JANVIER 2012

Qui a bombardé dimanche dernier
une Mosquée à Mogadiscio :
les forces tueuses de Djibouti
sous les ordres d’Amison ?

Une chose est vérifiable, c’est que Mogadiscio est atteinte par le CANCER DE
L’IGAD.

D’autres informations suivront.

Ci-après une information en langue Somalie sur un démenti classique d’un régime djiboutien célèbre et notoirement connu pour ses tendances mafieuses mais aussi pour ses mensonges et terrorismes d’Etat tueurs, évidemment impunis grâce aux forces étrangères pré positionnées dans le strict et seul intérêt financier par ricochet ou par l’intérêt d’un Faux motif Géopolitique ou par nostalgie néocoloniale

NOEL ABDI Jean-Paul

________________________________ Somali

Jabuuti oo ka jawaabtay eedeynti Al shabaab

Safaarada dowlada Jabuuti ay ku leedahay magaalada Muqdisho ayaa ka jawaabtay eedeyn ay dhawaan Al Shabab usoo jeediyeen oo ahaa in ciidanka Jabuti ay door ka qaateen duqeynti Masaajidka Al Hidaaya.

War saxaafadeed laga soo saaray safaarada Jabuuti ee Soomaaliya oo uu ku saxiisnaa sii haayaha xilka safiirka ahna safiirk ku xigeenka safaarada ayaa lagu sheegay in hadalki kasoo yeeray Al Shabaab ee ahaa in ciidamada Jabuuti ee jooga magaalada Muqdisho duqeeyeen masaajidka Al Hidaaya uu meel ka dhac ku yahay dowlada Jabuuti.

Safaarada ayaa warkaasi ku sheegtay mid lagu dilayo sumcada ciidamada Jabuuti ee hada jooga Soomaaliya kana qeybgalaya howlgalka nabad ilaalinta ah ee Midowga Africa.

Gudoomiyaha Al Shabaab ee gobolka Banaadir Sheekh Maxamed Abu C/raxmaan ayaa ku eedeeyey ciidamada Jabuuti ka jooga Muqdisho in ay beegsadeen masaajidka Al Hidaan ee degmada Hiliwaa kaasi oo duqeymo Sabtidi loo geystay ay ku dhinteen ilaa iyo laba ka mid ah culimada Tabliiqa.
AMISOM ayaa sheegtay Axadi lasoo dhaafay in ay baarayaan dhacdadi lagu beegsaday masaajidka Al Hidaaya.